isku duubnaan

Posted in Uncategorized on May 4, 2009 by haytehayte

waxaa soo baxaya in ay jiraan warar sheegaya in ay midoobayaa dhamaan ururada kajira c/w wixii faaah faahina waan idin la soosocod siinayaa

waxaa soobaxay in ururka dhalinyarada caabudwaaq kalfadhigoodii caadiga ahaa aywax ka badali doonaan axadan 1/3/09

Posted in Uncategorized on February 27, 2009 by haytehayte

Posted in Uncategorized on February 24, 2009 by haytehayte

Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq oo kalfadhigoodii lixaad qadka telfoonka isugu imaan doona maalinta Axadda ee 22-ka February

Posted in Uncategorized on February 20, 2009 by haytehayte

Dhalinyarada ayaa waxay ka wada hadli doonaan siday wax ugu qaban lahaayeen walaalalahooda ku dhaqan degmada Caabduwaaq, ha noqoto xagga dugsiyada, amninga, iyo wixii kaloo baahi loo qabo. Dhalinyaradaan ayaa kulankoda caadiga ah waxay isugu yimaadaan axad kasta. Read more »